Rio Ferdinand Oo Doortay 5 Daafac Ee Ugu Fiican Haatan

Maadaama uu yahay mid ka mid ah daafacyada dhexe ee ugu wanaagsan taariikhda Premier League, haddii qof uu wax ama laba ka yaqaan difaac tayo leh, waa ciyaaryahankii hore ee Manchester United, Rio Ferdinand.

Laacibka reer England waxa uu xirfadiisa ku soo qaatay horyaalka heerka koowaad, isagoo ku soo biiray West Ham, Leeds iyo United, isagoo noqday mid ka mid ah daafacyada ugu tayada badan caalamka.

Waxa uu kula guuleystay wax walba oo lagu guulaysto kubada cagta.

oo ay ku jiraan koobab badan oo Premier League ah iyo koob Champions League ah.

Hadaba waxa uu Magacaabay 5 daafac ee ugu fiican kk kubada cagta.

Virgil van DijkL (iverpool).

“In ka badan lix sano, Virgil van Dijk wuxuu ahaa mid ka mid ah daafacyada dhexe ee ugu fiican adduunka, wuxuuna si joogto ah ugu soo muuqdaa liisaskan oo kale”.

John Stones( Manchester City):

“Mararka qaar, saameynta John Stones ee Manchester City waa la iska indhatiray. Marka la joogo koox leh tayada   leeyahay kooxda Guardiola way fududahay in la iska indha-tiro isaga”

Antonio Rudiger (Real Madrid).

Gabriel (Arsenal)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga