RASMI: Xulka Belguim Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uga Qayb Galaya Koobka Adduunka.

Xidhiidhka kubada cagta Belguim ayaa soo saaray Liiska xiddigaha xulka qaranka uga qayb gali doona koobka adduunka.

Xulka Belguim ayaa isku diyaarinaya tartanka koobka adduunka oo lagu qaban doono dalalka America, Mexico iyo Canada.

Xiddigaha Kevin De Bruyne iyo Thibaut Courtios ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha xulka Belguim uga qayb galaya tartanka.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga