Muxuu Bellingham Isku Dayay In Uu Sameeyo Rikoodhadii Harry Kane.

Jude Bellingham ayaa la yimid ciyaar maskaxeed markii uu Harry Kane doonayay in uu qaato rikoodhada kulankii champions League.

Labada xiddig ayaa isaga garab ciyaara xulka qaranka England iyaga oo waliba ka mid ah xiddigaha ugu fiican xulka.

“hadii aan Si daacad ah u hadlo ma garanayo waxa uu yidhi [Bellingham], aad ayaan diirada u saarayay rikoodhada”.

“Waxa aan hubaa in uu isku dayay in uu i khal-khaliyo si aan u khasaariyo rikoodhada”.

Kane ayaa dhaliyay goolka rikoodhada waxana uu ciyaarta ka dhigay 2/1 ay kooxdiisu hogaaminayso.

Hary kane ayaa dhaliyay goolkiisii 8-aad ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga