Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Champions League Oo La Saadaaliyay.

Super Computer ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta champions League xilli ciyaareedkan.

Waxa la galay Semi-final-ka tartanka champions League iyada oo ay 4 kooxood ku hadheen tartanka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Real Madrid, Bayern Munich, PSG iyo Borussia Dortmund ayaa iska xaadriyay Semi-final-ka tartanka champons League.

Super Computers Real Madrid siiyay fursad dhan 39,31% in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

KooxdaG ayaa la siiyay Fursad dha 27.41% in ay ku guulaysato champions League xili ciyaareedkan.

Koxaha Bayern Munich iyo Dortmund ayaa la kala siiyay 16.90%  iyo 16.38% in ay ku guulaystaan champions League xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga