DEG-DEG: Liverpool Oo Xaqiijisay Saxiixa Tababare Arne Slot.

Kooxda Liverpool yaa si Rasmi ah uGu dhawaaqday saxiixa tababaraha Arne Slot.

Arne Slot ayaa la xaqiijiyay in uu badali doono Jurgen Klopp oo ka tagay kooxda kadib kulankii Wolves.

Liverpool ayaa heshiis 3 sano ah ka saxiixatay tababare Arne Slot si uu u hogaamiyo kooxda.

Tababare Arne Slot ayaa si Rasmi ah shaqadiisa Liverpool bilaabi doona todobaadka dambe.

Arne Slot Ayaa sii wadi doona shaqadii uu baneeyay Klopp oo ka tagay kooxda Liverpool.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga