DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final ka Kooba Africa Oo La Shaaciyay

Tartanka kooka Africa ayaa gaadhay semi-final iyada oo xulal badan ka hadheen tartanka.

8 xul oo Kaliya ayaa isugu soo gaadhay tartanka kadib markii la soo afjaray wareega Groupka

Waxa hubaal ah In uu xul cusub ku guulayasan doono tartanka kadib markii Laga reebay xulkii Senegal ee difaacanayay tartanka.

Halkan Kaga bogo isku aadka wareega Semi-final ka

Nigeria vs Angola

Mali vs Ivory Coast

Cape Verde vs South Africa

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga