DEG-DEG: Bukayo Saka Oo Laga Saaray Waajibaadka Xulka Qaranka England, Sabab.

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka Engaldn ee Bukayo Saka ayaa laga saaray waajibaadka xulka qarankiisa England.

Xulka qaranka England ayaa isku diyaarinaya kulamada ay la ciyaari doonaan xulalka Brazil iyo Belguim kulan ka tirsan isku diyaarinta xulalka ee tartamada Copa America iyo Euro 2024.

Laakiin Saka ayaa laga saaray Liiska xiddigaha xulka England ee ka hor tagi doona xulalka Brazil iyo Belguim.

Sida laga soo xigtay saxafiga Con Harrison, xiddiga Saka ayaa laga saaray kulamada xulka qaranka England ee kulamada soo socda.

Dhaawaca xiddiga ayaa la filayaa in uuna ahayn mid halis ah sidaas darteed waxa looga saaray waajibaadka Xulalkiisa sabab la xidhiidha.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga