DEG-DEG: Barcelona Oo Shaqada Ka Caydhisay Xavi

Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laport ayaa shaqada ka caydhiyay Tababare Xavi.

Xavi ayaa la caydhiyay Todobaadyado Kadib markii ay maamulka ku qangiyeen the n uu sii joogo kooxda.

Sida Laga Soo xigtay Fabrizio Romano, Laporta ayaa maanta si Rasmi ah shaqada uga caydhiyay Xavi.

Hansi Flick ayaa la filayaa in uu noqdo Badalkiisa isla markaas hogaamiyo kooxda.

Hansi Flick ayaa sugaysay kaliya in ay Barcelona shaqada ka caydhiyaan Xavi si uu u noqdo Badalkiisa.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga