Daawo: Musaaricyahanka The Undertaker Oo Ka Soo Muuqday Kulan Kubada Cagta Ah

Musaaricyahanka WWE ee The Undertaker ayaa si lama filaan ah uga soo muuqday kulan kubada cagta ah.

The Undertaker ayaa ka soo muuqday kulanka Riyad Season Cup oo u dhexeeyay kooxaha Al-Nassr iyo Al-Hilal.

Shirkada WWE ayaa xidhiidh fiican la leh sucuudiga waxana marar badan bandhigyo musaarico ah lagu qabtay dalkaas.

Ka hor kulankii Al-Nassr iyo Al-Hilal Musaaricyahanka The Undertaker ayaa ka soo muuqday garoonka.

The Undertaker ayaa soo bandhigay koobka ay final-kiisa wada ciyaarayeen kooxaha Al-Nassr iyo Al-Hilal.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga