DEG-DEG: Xiddig Muhiim U Ah Liverpool Oo Seegay Kulanka Burnley

Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa la xaqiijiyay in uu seegayo kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Burnley.

Liverpool ayaa soo saartay shaxda ay kaga hor tagayso kooxda Burnley kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Goolhayaha 1-aad ee Alisson Becker ayaa gabi ahaan ka maqan shaxda Liverpool ee kulanka muhiimka u ah kooxda.

Alisson Becker ayaa ku seegaya kulanka sabab la xidhiidha xanuun kaas oo sababay in uu seego kulanka muhiimka u ah Liverpool.

Goolhaye Alisson Becker ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan waxana uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga