Allahu Akbar: Daawo Fal Celintii Antonio Rudiger Kadib Markii Uu Reebay Man City.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Antonio Rudiger ayaa illahay xasay kadib guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Man City.

Real Madrid ayaa garaacday kooxda Man City kulan ka tirsnaaa champions League wareega 8 dhamaadka.

Labada kooxood ayaa ku kala baxay rikoodhayaal kulan adag oo la ciyaaray 120 daqiiqo.

Xiddiga Rudiger ayaa dhaliyay goolka ugu dambeeya ee ay kooxdiisu ku reebtay Man City.

Kadib dhamaadka ciyaarta Rudiger ayaa illahay xusay isaga oo u dabaal-dagaya guushii ay gaadhay kooxdiisu.

Waxa la helay muuqaalo uu leeyahay “Allahu-Akbar”.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga