Zidane oo soo xushay xidigaha xulka qaranka France kumatali doona Kulamada fasaxa ……

Tababaraha cusub ee xulka France, Zinedine Zidane, ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiskiisii ugu horreeyay tan iyo markii loo magacaabay macallinka Les Bleus. Liiska ayaa ka kooban 23 ciyaaryahan, waxaana ku jira dhowr wejiyo cusub.

Zidane ayaa weli ku tiirsanaanaya xiddigihii waaweynaa ee xulka, waxaana liiska ku jira Kylian Mbappé, Ousmane Dembélé, Michael Olise, Eduardo Camavinga iyo Rayan Cherki. Mbappé ayaa sidoo kale sii ahaanaya kabtanka xulka France.

GKs: Maignan, Restes, Risser. Defenders: Andy Diouf, Jacquet, Pierre Kalulu, Konaté, Koundé, Lacroix, Truffert, Upamecano. Midfielders: Camavinga, Cherki, Da Cunha, Manu Koné, Rabiot, Zaïre-Emery. Forwards: Barcola, Dembélé, Doué, Lepaul, Mbappé, Olise.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga