Barcelona oo kulankii 2aad Maanta Ciyaareysa Halkee ka daawan kartaa ?

Kooxda Barcelona, oo uu hoggaaminayo tababare Hansi Flick, ayaa caawa ciyaari doonta kulankeedii labaad ee saaxiibtinimo xagaagan, iyadoo la ciyaaraysa kooxda reer England ee Birmingham City.

Kulankan ayaa ka dhici doona garoonka St Andrew’s Stadium, wuxuuna qeyb ka yahay diyaar-garowga Barcelona ee xilli ciyaareedka cusub ee 2026/27.

Barcelona ayaa kulankeedii ugu horreeyay ee saaxiibtinimo 4-1 kaga adkaatay kooxda Europa, iyadoo soo bandhigtay qaab ciyaareed wanaagsan.

 halkaas ugu ciyaaraan laba kulan oo saaxiibtinimo ah oo kala ah Birmingham City iyo Preston North End.

Goorta la ciyaarayo

  • Taariikhda: Jimce, 31 Luulyo 2026
  • Saacadda: 9:45 fiidnimo (waqtiga Geeska Afrika iyo Sacuudiga)

Halka laga daawan karo

Kulanka waxaa si toos ah u baahin doona App Soomaaliyeed ee Somali Fantasy:  https://somalifantasy.com/

Barcelona ayaa dooneysa inay sii waddo guulaheeda kulamada diyaar-garowga, halka Hansi Flick uu fursad siinayo ciyaartoyda cusub iyo da’yarta kooxda si ay isku muujiyaan ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga