Saxiixyada Ay Real Madrid Samaysay Ilaa Haatan Suuqa Xagaaga.

Kooxda Real Madrid ayaa u muuqata kuwo si dar-dar ah uGu jira suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo xoojinaya kooxda.

Kadib dhibaatadii xilli ciyaareedka Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay xoojiso kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka.

Real Madrid ayaa ilaa haatan samaysay 4 saxiix oo ciyaartoyo ah Iyo waliba tababare jose mourinh oo yimid kooxda xagaagan.

Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada ay samaysay Real Madrid ilaa haatan suuqa xagaaga.

✔️ Jose Mourinho
✔️ Denzel Dumfries
✔️ Ibrahima Konate
✔️ Bernardo Silva
✔️ Marc Cucurella

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga