UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Tartanka Champions League Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday.

Waxa si Rasmi ah xalay loo soo afjaray tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo PSG ku guulaystay tartanka.

Kooxda PSG ayaa koobka premier League ka qaaday kooxda Arsenal kadib final la isla gaadhay rikoodhayaal markii la kala bixi waayay.

Kadib dhamaadka tartanka ugu xiisaha badan kubada cagta UEFA ayaa soo saartay shaxdii ugu fiicnayd tartanka.

Kooxda ku guulaystay koobka ee PSG ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig.

Kooxda Arsenal oo kaalinta 2-aad gashay ayaa shaxda ku leh 3 xiddig halka kooxda Bayern munich shaxda ku leedahay 2 xiddig.

Kooxda Atletico Madrid ayaa dhinaceeda shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka champions League ku leh hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga