RASMI: Ivory Coast Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uga Qayb Galaya Koobka Adduunka.

Xidhiidhka kubada cagta Ivory Coast ayaa soo saaray Liiska xiddigaha xulka u matali doona koobka adduunka sanadka 2026.

Xulka Ivory Coast ayaa isku diyaarinaya in ay ka qayb galaan koobka adduunka ee ka dhici doona dalalka America, Canada iyo Mexico.

Xiddiga Man United ee Amad Diallo ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha xulka Ivory Coast ee ka qayb galaya koobka adduunka.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga