Waxa la Soo afjaray Kulamada Wareega 16 champions league xilli Ciyaareedka.
Kaliya 8 Kooxood ayaa isugu Soo hadhay Tartanka champions league kuwaas oo u dagaalami Doona.
Kulamada ugu xiisaha badan ee Wareega 8 Dhamaadka champions league ayaa ah midka dhexmari Doona Kooxaha Bayern Munich iyo Real Madrid.
Sidoo kale kulanka kale ee ku xiga ayaa ah midka dhexmari Doona Kooxaha Liverpool iyo PSG.
Kooxaha isku dalka ah eee Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa wada ciyaari Doona halka Arsenal la ciyaari doonto kooxda Sporting
๐ฉ๐ช Bayern ๐ Real Madrid ๐ช๐ธ
๐ช๐ธ Barcelona ๐ Atlรฉtico ๐ช๐ธ
๐ต๐น Sporting ๐ Arsenal ๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
Be the first to comment