RASMI: Arsenal Oo Ogaatay Kooxda Ay La Ciyaari Doonto 8 Dhamaadka Champions League.

Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Arsenal ayaa garaacday kooxda Leverkusen iyaga oo kaga badiyay 3/1 natiijada labada lugood kulanka.

Kadib guusha Arsenal waxa ay ogaatay kooxda ay la ciyaari doonto wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Sporting Lisbon kuwaas oo dhinacooda ka soo badiyay kooxda Bodo/Glimt.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga