DEG-DEG: Xulka Senegal Oo Laga Xayuubiyay Ku Guulaysigii Koobka Africa, Xulka Lagu Abaalmariyay Iyo Sababta Looga Qaaday Koobka

Ururka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa ku dhawaaqay in Morocco ay ku guuleysatay koobka Qaramada Afrika ee 2025.

Guddiga Rafcaanka ee CAF ayaa go’aan ku gaaray in Morocco la siiyo guusha, kadib markii Senegal ay ka baxday ciyaarta final-ka iyagoo garoonka ka baxay intii ay ciyaartu socotay.

Morocco ayaa loo aqoonsaday inay ku badisay 3–0 (guul walkover ah).

Go’aankan ayaa taageeraya racfaankii Morocco kadib dhacdooyinkii qalalaasaha lahaa ee ka dhacay ciyaartaas.

Waxa xusid mudan in Tababaraha xulka Senegal Ka codsaday in Ciyaartoyadiisu Ka baxaan cihaarta ka inta uuna mane Ka codsan in ay ciyaarta ku Soo laabtaan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga