Tababaraha Real Madrid ee Alvaro Arbeloa ayaa shaaciyay liiska ciyaartoyda uu kaga qayb galayo kulanka ay la ciyaarayaan Manchester City ee lugta labaad ee wareegga 16-ka ee UEFA Champions League.
Kulankan ayaa ka dhici doona Etihad Stadium maalinta Salaasada.
Arbeloa wuxuu liiska ku daray xiddigo waaweyn sida Kylian Mbappé, Vinícius Júnior iyo Federico Valverde si ay ula ciyaaraan kooxda uu hoggaamiyo Pep Guardiola.
Real Madrid waxay kulankan u imaanayaan iyagoo 3–0 ku garaacay Manchester City lugtii hore ee ka dhacday Spain toddobaadkii hore.
Kooxda guuleysata kulankan waxay u gudbi doontaa wareegga quarter-finalka ee Champions League.
Liiska Real Madrid ee kulanka Man City
Goolhayeyaasha:
-
Thibaut Courtois
-
Fran González
-
Andriy Lunin
Difaacyada:
-
Huijsen
-
Diego Aguado
-
Mario Rivas
-
Dani Carvajal
-
David Alaba
-
Trent
-
Carreras
-
Fran García
-
Antonio Rüdiger
Khadka dhexe:
-
Cestero
-
Manuel Ángel
-
Palacios
-
Thiago
-
Jude Bellingham
-
Eduardo Camavinga
-
Federico Valverde
-
Aurélien Tchouaméni
-
Arda Güler
Weeraryahanada:
-
Gonzalo
-
Brahim Díaz
-
Mastantuono
-
Vinícius Júnior
-
Kylian Mbappé
Be the first to comment