Dib U Eegid: Liverpool Oo Boodhka Ka Jafatay Rikoodh Liita Oo Ay Dhigtay 12 Sano Ka Hor.

Kooxda Liverpool ayaa guuldaro kala kulantay Galasaray kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee champions League.

Liverpool ayaa looga adkaaday 1/0 kulan ay si weyn ugu dhibaatoodeen in ay saamayn yeeshaan.

Shabakada xogaha ee Opta ayaa soo saartay xog ku saabsan guuldarada Liverpool oo ahayd midii 12-aad ee gool looga hor maro.

Liverpool ayaa laga badiyay 12 kulan oo tartamada oo dhan ah marka gool looga hor maro xilli ciyaareedkan.

Arinta ayaan la macno ah in uu yahay rikoodhkii ugu xumaa tan ilaa 2015/2016 oo sidoo kale isla 12 kulan laga badiyay marka laga dhaliyo goolka furitaanka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga