Kooxda Liverpool ayaa maraysa halkii ugu xumayd xaalka kadib guuldaro kale oo Soo gaadhay.
Kooxda PSV ayaa 4/1 ku Xasuuqday Liverpool iyaga oo Jooga garoonkooda Anfield.
Kulanka ayaa ka tirsanaa Champions League Heerka horyaalka.
Kooxda Liverpool ayaa u muuqatay kuwo aan u diyaarsanayn Kulanka waxana la mooday in ay doonayaan in Laga badiyo
Waxa ay ciyaartu ku dhamaatay 4/1 lagu Xasuuqay Reds.
Dhinaca kale Real Madrid ayaa guul Soo laabasho leh ka Gaadhay kooxda Olympiacos.
Real Madrid Oo gool looga hormaray ayaa ku badisay 4/3 iyada oo Mbappe dhaliyay saddexley.
Be the first to comment