Barcelona Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Hor Tagayso Chelsea.

Barcelona ayaa ku dhawaaqday ciyaartoyda ka qeyb-galaya kulanka Champions League ay la ciyaarayaan Chelsea.

Marcus Rashford ayaa ka soo kabtay hargab wuxuuna ka mid noqday kooxda safarka u safraysa.

28-jirkan ayaa seegay guushii 4-0 ee Barça ka gaartay Athletic Club horyaalka LaLiga usbuucii hore.

Si kastaba ha ahaatee, Pedri diyaar uma aha ciyaarta, maadaama uusan si buuxda uga soo kabsan dhaawiciisa.

Kooxda Hansi Flick ayaa doonaya inay ka soo kabsadaan barbarihii niyad-jabinta lahaa ee 3-3 ay la galeen Olympiacos kulankii ugu dambeeyay.

GOOLHAYAASHA:

(#13). Joan García
(#25). Wojciech Szczesny
(#31). Diego Kochen

DAAFACYADA:

(#03). Alejandro Balde
(#04). Ronald Araujo
(#05). Pau Cubarsí
(#15). Andreas Christensen
(#18). Gerard Martín
(#23). Jules Koundé
(#24). Eric García

KHADKA DHEXE

(#16). Fermín López
(#17). Marc Casadó
(#20). Dani Olmo
(#21). Frenkie de Jong
(#22). Marc Bernal
(#27). Dro Fernández

WEERYAHANADA:

(#07). Ferran Torres
(#09). Robert Lewandowski
(#10). Lamine Yamal
(#11). Raphinha
(#14). Marcus Rashford
(#28) Roony Bardghji

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga