Tartanka gooldhalinta premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xiddigo badan wacdaro dhigayaan.
Xiddiga kooxda Man City ee Haaland ayaa hogaaminaya gooldhalinta tartanka premier League isaga oo ilaa haatan dhaliyay 14 gool.
Waxa ku xiga xiddiga Brentford ee Igor Thiago kaas oo dhaliyay 8 gool ilaa haatan horyaalka premier League.
Waxa ku xiga xiddigaha Antoine Semenyo, Danny Welbeck Iyo Mateta oo dhaliyay min 6 gool premier League.
Halkan kaga bogo xiddigaha uGu goolasha badan premier League:
Erling Haaland (Man City) 14 gool
Igor Thiago (Brentford) 8 gool
Antoine Semenyo (Bournemouth) 6 gool
Danny Welbeck (Brighton) 6 gool
Jean-Phillippe Mateta (Crystal Palace) 6 gool
Be the first to comment