Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

Waxa la sii afjaray todobaadkii 3-aad ee premier league iyada oo kooxo badan wacdaro dhigeen

Kooxaha Man United, Chelsea iyo Liverpool ayaa badiyay kulamadii ay ciyaareen todobaadka.

Arsenal ayaa la kulantay guuldaradii ugu horaysay premier league Xilli Ciyaareerdkan

Dhinaca kale Man city ayaa laga badiyay kulankii 2-aad premier league Xilli Ciyaareerdka.

Waxa jira xiddigo badan oo wacdaro dhigay premier league kulanka la ciyaaray Sabtidii iyo Axadii.

Kooxda Bournemouth ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig halka kooxda Chelsea shaxda ku leedahay 2 xiddig sidoo kale Crystal Palace ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka kooxaha kooxaha Everton, Liverpool iyo West Ham shaxda ku leeyihiin min hal xiddig.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga