
Kooxda Liverpool ayaa heshiis hordhac ah la gaadhay kooxda Parma si ay ula saxiixdaan xiddiga daafaca ka ciyaara ee Giovanni Leoni.
Liverpool ayaa la filayaa in ay bixiso lacag dhan 30 milyan oo euro iyada oo laga wadahadalayo ida loo bixinayo lacagtaas.
Reds ayaa wadahadalo horumar leh kula jirta kooxda Parma iyada oo doonaysa in ay dhamaystiro macluumaadka ka dhiman heshiiska.
Marka ay labada kooxood si buuxda u gaadhaan heshiiska waxa la filayaa in uu tijaabada caafimaadka u maro kooxda Liverpool.
Be the first to comment