DEG-DEG: Arsenal Oo Dhamaystirtay Saxiix La Wada-Sugayay.

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambayn dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres.

Arsenal ayaa Viktor Gyökeres ka dhigatay bartilmaameedkeeda ugu weyn suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo doonaya in ay xoojiyaan weerarkooda xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Arsenal ayaa Sporting kala heshiisay saxiixa xiddiga reer Sweden kaas oo ay ka dhigeen saxiixoodii ugu dambeeyay.

Sporting Lisbon ayaa aqbashay dalabkii ugu dambeeyay ee Arsenal oo ahaa 63.5 milayn euro Iyo 10milyan oo Guno ah.

Gyökeres Ayaa qalinka ku duugi doona heshiis 5 sano ah oo uu kula joogi doono kooxda Arsenal.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga