DEG-DEG: Man United Oo Antony U Ogolaatay In Uu Ku Biiro Real Betis.

Kooxda Real Betis ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga Antony kaas oo ay kala wareegayso kooxda Man United.

Antony ayaa ku dhibaatoonaya kooxda Man United waxana uu doonayaa in uu isaga tago kooxda Red Devils suuqa January.

Xiddiga Antony ayaa heshiis la gaadhay kooxda Real Betis iyada oo sidoo kale Labada kooxood ka heshiiyeen arimaha diga.

Kooxda Man United ayaa Antony u ogolaan doonta in uu ku biro Real Betis qaab amaah ah oo uu xiddigu ku joogi doono kooxda.

Xiddiga Antony ayaa ku soo laaban doona kooxda Man United dhamaadka xilli ciyaareedkan gaar ahaan suuqa xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga