
Tababraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka hadlay guuldaradii Kooxdiisa ka soo Gaadhay Man United.
Arsenal ayaa guuldaro rikoodhayaal ah kala kulantay kooxda Man United.
Arsenal ayaa Laga reebtay tartanka FA cup-ka kadib kulan ku dhmaaday 1/1.
Mikel Arteta: “Waa wax cajiib ah in aanan badin kulanka”.
“Weeraryahan cusub? Waxaan tabnay qaab ciyaareedka qaabab kala duwan iyo ciyaartoy kala duwan. Waan fahmayaa waxa ay taageerayaasha doonayan, laakiin aad ayaan u jecelahay xiddigahayga”
Be the first to comment