Erik Ten Hag Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Aaday America Iyo Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Manchester United ayaa ku dhawaaqday 29-ka ciyaaryahan ee u safreysa safarka Mareykanka si ay u bilaabato xilli ciyaareedka isku diyaarinta.

Joshua Zirkzee ayaan ka mid ahayn kooxda isaga oo ku jira fasaxa xagaaga kadib Euro 2024.

Waxa uu kooxda kula biiri doonaa inta kale ee Man United ee Euro iyo Copa America wakhti dambe.

Goolhayayaasha: Tom Heaton, Demot Mee, Andre Onana, Radek Vitek

Daafaca: Harry Amass, Rhys Bennett, Jonny Evans, Will Fish, Victor Lindelof, Harry Maguire, Sam Murray, Aaron Wan-Bissaka, Leny Yoro

Khadka dhexe: Casemiro, Toby Collyer, Christian Eriksen, Hannibal, Jack Fletcher, Sam Mather, Scott McTominay, Mason Mount, Maxi Oyedele, James Scanlon

Weerarka: Antony, Amad, Rasmus Hojlund, Marcus Rashford, Jadon Sancho, Ethan Wheatley

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga