DEG-DEG: Bayern Munich Oo Ka Jawaabtay Dalab Ay Man united Ka Gudbisay Matthijs de Ligt.

Kooxda Bayern Munich ayaa diiday Dalab ay Man united Ka Gudbisay Saxiixa Xiddiga Matthijs de Ligt.

Man united ayaa bartilmaameed ka dhigatay xiddiga reer Netherlands suuqa xagaagan

Man united ayaa Dalab 35 milyan ah ka Gudbisay Saxiixa Matthijs de Ligt Si ay ugu xoojiso daafaceeda.

Laakiin Bayern Munich ayaa Isla markiiba diiday dalabka United.

Kooxda reer Germany ayaa dalbanaysa lacag dhan 50 milyan oo Euro.

Matthijs de Ligt ayaa wakhti hore ogolaaday in uu ku biiro kooxda Man united

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga