WARBIXIN: Mbappe Oo Hogaaminaya Xiddigaha Qaabka Xorta Ah Lagu Heli Karo Xagaaga

Sanadihii Ugu dambeeyay kooxaha ayaa ka faa’iidaysta heshiisyo xor ah oo heshiisyadoodu dhacaan.

Inta badan iyada oo koox lacag badan ka bixiso xiddig iyo in ay koox kale si xor ah kula soo wareegto xiddiga waxa faa’iido badan kooxaha xiddigaha xorta ugu biira kooxaha.

Suuqa xagaaga 2024 waxa la filayaa in ay xiddigo badan xor noqdaan isla markaas lagu helo qaab lacag la’aan ah.

Xiddigaha Mbappe, Alcantara, Martial iyo xiddigo kale oo waaweyn ayaa la filayaa in ay qaab xor ah ugu biiraan kooxo kale.

PREMIER LEAGUE

Josh Brownhill (Burnley)

Lloyd Kelly (Bournemouth)

Jorginho (Arsenal)

Antony Martial (Man Utd)

Andre Gomes (Everton)

Joel Matip (Liverpool)

Tosin Adarabiojo (Fulham)

Thiago Alcantara (Liverpool)

Jamaal Lascelles (Newcastle)

Vladimir Coufal (West Ham)

Michail Antonio (West Ham)

Danny Welbeck (Brighton)

Mohamed Elneny (Arsenal)

Cedric Soares (Arsenal)

Dele Alli (Everton)

Willian (Fulham)

Jonny Evans (Man Utd)

Raphael Varane (Man Utd

LA LIGA 

Guido Rodriquez (Real Betis)

Mario Hermoso (Atletico Madrid)

Koke (Atletico Madrid)

Toni Kroos (Real Madrid)

Alex Berenguer (Athletic Bilbao)

Luka Modric (Real Madrid)

Bertrand Traore (Villarreal)

Juan Miranda (Real Betis)

Iker Muniain (Athletic Bilbao

Erik Lamela (Sevilla)

Oliver Torres (Sevilla)

Lucas Vazquez (Real Madrid)

Stefan Savic (Atletico Madrid)

Cesar Azplilicueta (Atletico Madrid)

Nacho (Real Madrid)

Axel Witsel (Atletico Madrid)

Sergi Roberto (Barcelona)

Ivan Rakitic (Sevilla)

Sergio Ramos (Sevilla)

Jesus Navas (Sevilla)

Marcos Alonso (Barcelona)

SERIE A:

Adrien Rabiot (Juventus)

Piotr Zielinski (Napoli)

Daichi Kamada (Lazio)

Alex Meret (Napoli)

Felipe Anderson (Lazio)

Christian Kouame (Fiorentina)

Marten de Roon (Atalanta)

Leonardo Spinazzola (Roma)

Rui Patricio (Roma)

Stefano Sensi (Inter)

Davy Klaassen (Inter)

Juan Cuadrado (Inter)

Alexis Sanchez (Inter)

Gaetano Castrovilli (Fiorentina)

Luka Jovic (Milan)

Olivier Giroud (Milan)

Simon Kjaer (Milan)

Henrikh Mkhitaryan (Inter)

Daniele Rugani (Juventus)

Giacomo Bonaventura (Fiorentina)

Nahitan Nandez (Cagliari)

Pablo Mari (Monza)

Roberto Gagliardini (Monza)

Luis Muriel (Atalanta)

Hans Hateboer (Atalanta)

Alex Sandro (Juventus)

BUNDESLIGA:

Marius Wolf (Borussia Dortmund)

Marco Reus (Borussia Dortmund)

Mats Hummels (Borussia Dortmund)

Eric Maxim Choupo-Moting (Bayern)

Koen Casteels (Wolfsburg)

Stefan Lainer (Borussia Monchengladbach)

LIEGU 1

Kylian Mbappe (PSG)

Wissam Ben Yedder (Monaco)

Pape Gueye (Marseille)

Yusuf Yazici (Lille)

Keylor Navas (PSG)

Layvin Kurzawa (PSG)

Sergio Rico (PSG)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga