Wakhtiga La Qabanayo Koobka Africa Ee Sanadka 2025 Oo La Ogaaday

Tartanka Koobka Africa ee sanadka dambe ayaa is badal lagu samaynayaan sida ay sheegayaan wararku.

Tartanka oo dhawaan dhamaaday ayaa loo balansan yahay in uu ka dhoco dalka Morocco sanadka dambe.

Sida laga soo xigtay PurleyFootball, FIFA iyo CAF ayaa wada gaadhay heshiis hordhac ah oo ku saabsan tartanka.

FIFA iyo CAF Ayaa ku heshiiyay in tartanka Koobka Africa ee sanadka 2025 ee lagu qaban doono dalka Morocco la qabto xagaaga.

Tartanka Koobka Africa ee sanadka 2025 ayaa lagu wadaa in la qabto bartamaha bisha July ilaa bartamaha bisha August.

Xulka Ivory Coast ayaa difaacan doona koobka kadib markii ay sanadkan ku guulaysteen koobkii lagu qabtay dalkooda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga