Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Champions League Ka Hor Bilaabashada Wareegyada Dambe.

Tartanka champions League xilli ciyaareedkan ayaa dib u bilaaban doona bartamaha todobaadka dambe iyada oo kooxuhu isku diyaarinayaan tartanka.

16-ka kooxood ee isugu soo hadhay tartanka ayaa isha ku haya in ay meel fiican ka gaadhaan tartanka champions League.

Ka hor dib u bilaabashada tartanka waxa la soo saaray sida uu yahay tartanka gool dhalinta champions Legaue xilli ciyaareedkan.

Waxa hogaaminaya xiddig oo isku goolal ah kuwaas oo wada dhaliyay min 5 gool intii uu socday wareega Group-yada.

Halkan Kaga Bogo gool dhalinta champions League:

Player Team Age Nationality Goals
1. Álvaro Morata Atlético Madrid 31 Spain
5
2. Antoine Griezmann Atlético Madrid 32 France
5
3. Erling Braut Haaland Manchester City 23 Norway
5
4. Rasmus Højlund Manchester United 21 Denmark
5
5. Danylo Sikan Shakhtar Donetsk 22 Ukraine
4
6. Evanilson Porto 24 Brazil
4
7. Gabriel Jesus Arsenal 26 Brazil
4
8. Galeno Porto 26 Brazil
4
9. Harry Kane Bayern München 30 England
4
10. Jude Bellingham Real Madrid 20 England
4
11. Julián Álvarez Manchester City 24 Argentina
4
12 Loïs Openda RB Leipzig 23 Belgium
4

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga