Ten Hag Oo Digniin U Diray Man City Ka Hor Final-ka FA Cup-ka.

Tababaraha Kooxda Man United Erik Ten Hag ayaa diginiin u diray kooxda ay xafiiltamaan ee Man City.

Man United ayaa si dirqi ah isaga xaadirisay Final-ka FA Cup-ka kadib markii ay garaaceen kooxda Coventry City.

Red Devils ayaa haatan la ciyaari doonta Man City final-ka FA Cup-ka dhici doona bisha soo socota.

“Waxaan rabaa inaan ku guuleysto finalka vs Man City”.

“Waan hubaa inaan heysano fursad wanaagsan oo aan ku guuleysan karno finalkan, inkastoo aan la ciyaareyno kooxda ugu fiican adduunka.”

“Xilli ciyaareedkan waxa uu soo maray horumaro badan laakiin sidoo kale hoos u dhacyo badan. Ku guuleysiga FA Cup-ka kama dhigeyso guul, waxaan dooneynaa inaan ku guuleysano wax badan”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga