Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka gool dhalinta horyaalka premier League iyada oo ay xiddigo badan ku tartamayaan.

Tartanka Gool dhalinta ayay ku tartamayaan xiddigo badan kuwaas oo wacdaro ka dhigaya xilli ciyaareedka.

Xiddiga Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Premier League isaga oo leh 16 gool.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah oo leh 15 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa ku xiga xiddiga Bournemouth ee Dominic Solanke kaas oo dhaliyay 14 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

  1. Haaland (Man City) 16 Gool
  2. Mohamed Salah (Liverpool) 15
  3. Dominic Solanke (Bournemouth) 14
  4. Ollie Watkins (Aston Villa) 13
  5. Bukayo Saka (Arsenal) 12
  6. Son Heung-Min (Tottenham) 12

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga