Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Europa League Oo La Soo Saaray.

Waxa Arbacadii iyo khamiistii la ciyaaray kulamada Europa League gaar ahaan wareega 16-ka tartanka.

Kooxo badan oo ay ka mid yihiin Ac Milan, Liverpool, As Roma iyo kooxo kale ayaa gaadhay guulo muhiim ah.

UEFA ayaa so saartay saxda ugu fiican kulamadii la ciyaaray dhamaadkii todobaadka.

Kooxaha AS Roma, Marsille iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan.

Liverpool ayaa shaxda ku leh 5 xiddig halka kooxaha Marsille iyo AS Roma ku leeyihiin min 3 xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga