Shaxda Ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka Oo La Soo Saaray.

Iyada oo fasaxii 2-aad ee xulalka la galay xilli ciyaareedka iyada oo kaliya 2 dhibcod kala horeeyaan kooxaha min kaalinta 1-aad ilaa kaalinta 6-aad.

Kooxda Chelsea ayaa hogaminaysa premier Leageu kadib markii ay la ciyaartay kala badh kooxaha ugu waaweyn horyaalka premier League.

Dhanka kale Mohamed Salah ayaa ah xiddiga ilaa haatan ugu fiican xilli ciyaareedka premier Leaggue halka ay xiddigo badan sidoo kale soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan.

Shabakada Mailonline oo ka faa’iidaysanaysa fasaxa xulalka ayaa soo xushay shaxda ilaa haatan ugu fiican horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Sii Akhriso: Ma Dhacday In Gacalisadaadu Ku Siiso Jawaabo Gaagaaban, Ma Is Waydiinaysaa Sababta Ay Sidaas U Samaynayso, Halkan Kaga Bogo Warbixinta Cajiibka Ah.

Sportsmail's Premier League team of the season ahead of the October international break

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*