Kubada cagta waxa jira xiddigo aan si fiican ugu ciyaarin koox laakiin wacdaro dhiga marka ay ku biiraan koox kale.
Xilli ciyaareedkan waxa jira xiddigo badan oo aamusiyay dadkii dhaleecaynayay isla markaas soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.
Xiddiga Kai Havertz ayaa ka mid ah xiddigaha is muujiyay markii ay koox kale ku biireen.
Sidoo kale xiddiga Jadon Sancho ayaa ka mid ah kaas oo wacdaro ka dhigaya Dortmund.
Aubameyang ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha aamusiyay dadkii dhaleecaynayay.
Halkan Kaga bogo shaxda.
Be the first to comment