RASMI: Xulka England Oo Soo Saaray Liiska Ay Kaga Qayb Galayaan Koobka Euro 2024.

Tababaraha Xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2024.

Xulka England ayaa isku diyaarinaya tartanka lagu qaban doono dalka Germany bisha soo socota.

Xiddigaha  Rashford, Chilwell, Reece James, Henderson, Kalvin Phillips, Nick Pope, Raheem Sterling, Jadon Sancho, Levi Colwill ayaa dhamaantood iska dhex waayay Liiska xulka England.

Xiddigaha Kobie Mainoo, Harry Maguire, Jarell Quansah ayaa dhanka daafaca ka soo muuqday liiska.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha hordhaca ah ee xulka England loo soo xushay tartanka Euro 2024.

\Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga