RASMI: Isku Aadka Wareega 16-ka Europa League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka Europa League oo ay kulamo xiiso leh ka soo bexeen.

Liverpool, Ac Milan, AS Roma iyo kooxaha kale ee waaweyn ee ka qayb galaya ayaa ogaaday kooxaha ay ku aadi doonaan.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah midka dhexmari doona kooxaha AS Roma iyo Brighton kuwaas oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah.

Halkan kaga bogo isku aadka

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga