Man United Oo Ku Qasbaaan Doonta In Ay Lacag Siiso Ten Hag Hadii…

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay bixin doonto 10 milyan hadii ay shaqada ka caydhinayso Tababare Erik Ten Hag dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalka Ten Hag Ee Man United ayuu shaki ku jiraa iyada Oo ay Kooxdiisu Aad u dhibaatootay xilli ciyaareedkan.

Man United Ayaa la Ciyaari Doonta Newcastle iyo Brighton kulamada Ugu Dambeeyay horyaalka Halka ay city la Ciyaari Doonto Final FA Cup-ka.

Sida laga soo xigtay Football Insider, cayrinta Ten Hag ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkan waxay ku qasbi doonta United in ay bixiso lacag 10 milyan ah.

Sir Jim Ratcliffe, oo dhawaan noqday saamile ka noqday kooxda ayaa qiimayn ku wada tababaraha ka Hor inta uuna Shaqada ka caydhin.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga