DAAWO Barcelona oo kudhawaaqday saxiixii mudo ay sugeysay Waa kuma ?

Barcelona ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inay la soo saxiixatay weeraryahanka reer Brazil Gabriel Jesus, kaas oo ay kala soo wareegtay Arsenal. Kooxda reer Spain ayaa lagu soo waramayaa inay bixisay £8.6 milyan si ay u hesho xiddigan.

Gabriel Jesus ayaa Barcelona ugu biiraya xilli ay kooxda Catalan-ka dooneyso inay xoojiso safkeeda weerarka. Saxiixa weeraryahankan ayaa sidoo kale ah heshiis ka madax-bannaan dadaalka Barcelona ugu jirto inay lasoo wareegto weeraryahanka Atlético Madrid Julián Álvarez.

Sidaas darteed, inkastoo Barcelona ay hadda xaqiijisay Gabriel Jesus, haddana xiisaha ay u qabto Julián Álvarez ayaa ah arrin gooni ah, waxaana weli la sugayaa haddii kooxda ay awoodi doonto inay dhamaystirto heshiiska weeraryahanka reer Argentina.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga