Kulamada Uu Trent Alexander-Arnold Ka Maqnaan Doono Liverpool Oo La Ogaaday.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa la xaqiijiyay in uu garoomada ka maqnaan doona muddo kadib dhaawac soo gaadhay.

Trent Alexander-Arnold ayaa dib uga dhaawacmay boos uu horay uga dhaawacmay kana soo kabsaday.

Xiddiga ayaa seegi doona kulamo badan oo muhiim u ah kooxdiisa kadib dhaawaca soo gaadhay.

Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool ka maqnaan doona ugu yaraan 9 kulan oo kala duwan tartamada oo dhan.

Halkan Kaga Bogo kulamada uu Trent Alexander-Arnold ka maqnaan doono kooxdiisa.

BRENTFORD

LUTON TOWN

CHELSEA

SOUTHAMPTON

NOTTINGHAM FOREST

EUROPALEAGUE

EUROPALEAGUE (2)

EVERTON

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga