Kooxaha Ay Liverpool Ku Aadi Karto Wareega 32 Ee Europa League.

Kooxda Liverpool ayaa isku diyaarinaysa isku aadka tartanka Europa League wareega 32-ka iyada oo ay ka qayb gali doonaan tartanka.

Liverpool ayaa kaalinta 1-aad kaga soo baxday Group-kooda waxana ay isku diyaarinaysaa in ay ogaato kooxaha ay ku aadi doonto.

Reds ayaa ku jirta Pot1 waxana ay ku aadi kartaa dhamaan kooxaha ku jira Pot ee isku aadka tartanka.

Liverpol ayaa ku aadi doonta kooxo waaweyn oo ay ka mid yihiin Ac Milan, AS Roma, Benfica, Sporting Lisbon iyo waliba Marseille.

Halkan Hoose kaga bogo kooxaha ay Liverpool ku aadi karto isku aadka wareega 32 ee Europa League.

AC Milan (ITA)

Benfica (POR)

Sporting Lisbon (POR)

Roma (ITA)

Marseille (FRA)

Freiburg (GER)

Sparta Prague (CZE)

Qarabag (AZE)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga