Jude Bellingham Oo Taariikh Ka Sameeyay La Liga

Xiddiga kooxda Real Madrid ee jude Bellingham ayaa sii wada wacdarihii xilli ciyaareedka.

Bellingham ayaa xilli ciyaareedkan Soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Xiddiga ayaa gool dhaliyay kulankii ay Kooxdiisu ka badisay Alaves kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Xiddiga reer England ayaa isku Qoray Taariikhda La Liga Kadib goolka.

Jud Bellingham ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee taariikhda dhaliyay 23 gool horyaalka La Liga xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga