Halkee Ayuu Marayaa Taranka Gooldhalinta Premier League Kadib Kulamadii Todobaadkan.

Erling Haaland ayaa wali ah xiddiga la baacsanayo tartanka gool dhalinta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Man City ayaa sii wada wacdarihii uu dhigayay kadib markii uu ku guulaystay kabta dabahka ah ee gool dhalinta xilli ciyaareedkii hore.

Haaland ayaa dhaliyay 17 gool ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan isaga oo hogaaminaya tartanka gool dhalinta.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah kaas oo dhaliyay 15 gool halka uu ku xigo xiddiga Bournemouth ee Dominic Solanke    kaas oo dhaliyay 14 gool waxana la goolal ah xiddigaha Ollie Watkins   iyo Jarrod Bowen kuwaas oo dhaliyay min 14 gool.

Halkan Hoose kaga bogo tartanka gool dhalinta premier League:

Player Team Goals
Erling Haaland Man City 17
Mohamed Salah Liverpool 15
Dominic Solanke Bournemouth 14
Ollie Watkins Aston Villa 14
Jarrod Bowen West Ham 14
Bukayo Saka Arsenal 13
Son Heung-min Tottenham 12
Alexander Isak Newcastle 10
Hwang Hee-chan Wolves 10
Richarlison Tottenham 10
Cole Palmer Chelsea 10
Elijah Adebayo Luton Town 9
Diogo Jota Liverpool 9
Douglas Luiz Aston Villa 9
Phil Foden Man City 9
Darwin Nunez Liverpool 9
Matheus Cunha Wolves 9
Joao Pedro Brighton 8
Anthony Gordon Newcastle 8
Leon Bailey Aston Villa 8
Chris Wood Nottingham Forest 8
Julian Alvarez Man City 8
Callum Wilson Newcastle 7
Scott McTominay Man Utd 7
Rasmus Hojlund Man Utd 7
Bryan Mbeumo Brentford 7
Nicolas Jackson Chelsea 7
Carlton Morris Luton Town 7
Mohammed Kudus West Ham 6

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga