Xiddiga reer Norway ayaa si rasmi ah ugu biiray tartanka gooldhalinta ugu badan ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu laba gool ka dhaliyay guushii 2-1 ee ay Norway kaga adkaatay Brazil wareegga 16-ka.
Haaland ayaa haatan leh 7 gool, isagoo hoggaanka gooldhalinta la wadaagaya xiddiga Faransiiska iyo kabtanka Argentina .
Weeraryahanka England ayaa ku jira kaalinta afaraad isagoo leh 5 gool, halka iyo ay wadaagaan kaalinta shanaad, iyagoo min 4 gool dhaliyay.
Xulka ayaa wareegga siddeedda ee tartanka ku wajihi doona , kaddib markii England ay ka adkaatay Mexico.
Be the first to comment