DEG-DEG: Liverpool Oo Heshiis Ka Saxiixatay Badalka Jurgen Klopp

Tababaraha kooxda Liverpool ayaa lagu Soo waramayaa in ay heshiis ka saxiixiisay tababare Rúben Amorim.

Liverpool ayaa ku raad joogta Badalka Klopp kaas Oo ka tagaya kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Rúben Amorim ayaa ah bartilmaameedka 1-aad Kadib markii uu Xabi Alonso iska diiday Liverpool si uu u si joogo Leverkusen.

Saxafiga Pedro Almeida ayaa sheegay in ay Liverpool heshiis 3 Sano ah ka saxiixatay tababare Rúben Amorim.

Isla tababaraha ayaa u sheegay Kooxdiisa Sporting Lisbon in uu ku Biiro doono kooxda Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga