DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

Kooxda Chelsea ayaa heshiis buuxa la gaadhay si ay ula soo saxiixato xiddiga Khadka dhexe ee Valentín Barco sida ay sheegayaan wararku.

Chelsea ayaa heshiis buuxa la gaadhay kooxda RC Strasbourg Si ay ula soo wareegto xiddiga Valentín Barco oo Khadka dhexe ka ciyaara.

Xiddiga 21 jirka ah ayaa wacdaro ka dhigay kooxda reer France xilli ciyaareedkan isaga oo jiitay indhaha kooxda Chelsea.

Xiddiga Valentín Barco ayaa ku soo biiri doona kooxda Chelsea 1 June marka uu si Rasmi ah u furmo suuqa xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga